Diplomacy Natiijada shirka Kampala: Siyaasadda oo lagu xiray amniga Soomaaliya Tifaftiraha Gaawe August 3, 2026 Dalalka ciidamada ku taageera Soomaaliya waxay sheegeen in guul militari keli...